Home arrow Siyaasadda | Africa arrow Dowladda Jabuuti oo Rajo ka Muujisay Wada Hadal Dhaxmara Mucaaradka iyo Dowladda Soomaaliya
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:405
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:86
Date:15-08-2008
Tamyra Gray - Dance With My Father
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:709
Date:04-08-2008
Alicia Keys - Superwoman [Live in Madrid]
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:314
Date:04-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Apr 12 2008
Dowladda Jabuuti oo Rajo ka Muujisay Wada Hadal Dhaxmara Mucaaradka iyo Dowladda Soomaaliya
Written by Ali Moallim   
Saturday, 12 April 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)-Madax Weyanaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geylle ayaa waxa uu sheegay in uu soo dhaweynayo wada hadalk dhaxmara Mucaaradka iyo Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya si looga gudbo dhibaatada ka taagan gudaha Dalka Soomaaliya.

Hadalkaan ayaa waxa uu ka sheegay Wareysi u siiyay Wakaalada Wararka Han ee ka soo baxda Dalka Jabuuti in uu soo dhaweynayo wax kasto oo lagu xalinayo arimaha Soomaaliya, waxaana uu sheegay in Dowladda Jabuuti ay ka qeyb qaadaneyso wax kasta oo lagu xalinayo arimaha Soomaaliya.

Dalka Jabuuti ayaa waxaa beryan danbe ku sugan Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde iyo Golaha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye oo uu hodgaaminayo Maxmed Xasan Xaad, iyadoo aan la ogeyn wax yaabaha ay kawada hadleen.

Nuur cade iyo wafdigii uu hogaaminayey ayaa wadanka dib ugusoo laabtey kadib markii ay wada hadal lasoo yeesheen Dowladda Djibouti,ayagoo kawada Hadley sidii loo dhameyn lahaa khilaafaadka sanadaha badan kasoconayo wadaka soomaaliya loona bedbaadin lahaa dadka shacabka ah ee soomaaliyeed.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page          

< Prev   Next >